Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Kiisaska musuq-maasuqa ee ka socda maxkamadaha Muqdisho


Qareen Maxamed Xasan Cusmaan Jeelle
Qareen Maxamed Xasan Cusmaan Jeelle

Maxkamadaha Muqdisho ayaa tan iyo sanadkii hore dhammaadkiisa waxa ka socday dhageysiga dacwado musuq-maasuq oo loo haystay saraakiil iyo shaqaale u shaqeynayay dowladda.

Dadkaasi qaar ayaa dambiyadi lagu soo eedeeyay lagu waaayay, halka kuwa kalena lagu helay dambiyo ka duwan kuwii markii hore dacwad oogayaasha ay ku soo oogeen.

Qareen Maxamed Xasan Cusmaan Jeelle, oo ka tirsan xafiiska qareennada Xeermaal, oo matalayay edeeysanayaasha qaar, ayaa u waramay Jamaal Axmed Cismaan, waxana ugu horeeyn weydiiyay sidey dacwaddu u socoto.

Wareysi: Kiisaska musuq-maasuqa ee ka socda maxkamadaha Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG