Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi; Jurille oo ka hadlay sooyaalka Puntland oo 25 jirsatay


Jurille
Jurille

Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta u dabbaal degaya 25 guurada kasoo wareegtay markii maamulkaas dhidibbada loo taagay.

Puntland ayaa ka mid ah gobollada Soomaaliya ugu xasilloon, dhowaanna maamulku waxa uu ku guulaystay inuu doorasho qof iyo cod ah ka qabto 30 degmo oo ka mid ah maamulka. Dhinaca kale maamulku xiriir wanaagsan lama lahayn dawladihii federaalka ee dalka soo maray qaarkood.

Arrimahan ayaa Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan uu ka waraystay Cabdirisaaq Cusmaan Juriile oo ka mid ah aas-aasayaahsii Puntland, xilal kala duwan oo heer federaal ahna kasoo qabtay waddanka, haatanna ah la-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee dhanka dimoqraadiyeynta iyo dowladda wanaagga. Juriile sidoo kale waa guddoomiyaha guddiga maamulka xarunta cilmi-baarista iyo wadahadalka PDRC.

Wareysi; Jurille oo ka hadlay sooyaalka Puntland oo 25 jirsatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:56 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG