Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Jeneral Indhoqarsho oo arrimo dhowr ah ka hadlay

Indhoqarsho
Indhoqarsho

Taliyihii hore ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Daahir Cilmi Indhoqarsho ayaa sheegay in ciidamada dalwaddu ay awood u leeyihiin inay mas’uuliyadda amniga dalka kala wareegaan ciidamada Midowga Afrika.

Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa la qorsheynayaa inay ugu dambeyn dalka ka baxaan bisha December ee 2024, ayada oo tiradooda la dhimayo marba in, illaa muddadaaas laga garao.

Weriyahayaga Falastiin Axmed Iimaan ayaa khadka telefoonka kula xiriirtay waxayna ugu horrayn weydiisay xaaladda ciidanka Soomaaliya ee xilligan.

Wareysi: Jeneral Indhoqarsho oo arrimo dhowr ah ka hadlay
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG