Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Jeneraal Biixi oo ka hadlay dagaalkii Daaru Nicma


Jeneraal Biixi
Jeneraal Biixi

Dagaal ayaa saaka waabarigii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Daarul Nicma oo hoostaga degmada Ruun Nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay halkaasi soo weerareen maleyshiyada Al-Shabaab.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in dagaalkaasi uu ka dhashay khasaare. Dawladda Soomaalya iyo maleeshiyada ururka al-Shabaab ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay dagaalka saaka ka dhacay degaanka Daaru Nicma.

Haddaba, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa faahfaahinta weerarkan iyo khasaaraha ka dhashay ka wareystay Taliyaha ciidanka dhulka Soomaalya Sarreeye Guuto Maxamed Tahliil Biixi.

Wareysi: Jeneraal Biixi oo ka hadlay dagaalkii Daaru Nicma
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:37 0:00

XS
SM
MD
LG