Nairobi —
Hay'adda Hormuud-Salaam Foundation ayaa sheegtay in gargaar lacageed oo dhan 1 milyan oo dollar ay gaarsiineyso dadka ay saameeyeen fatahaada cilimada El Niño ee ku dhiftay Koofurta Soomaaliya, xilli ay weli da'yaan roobabka mahiigaanka ah ee soo billowday bishii Oktoober.
Yaasiin Ciise Wardheere ayaa gargaarkan ka wareystay Cabdullaahi Nuur Cismaan oo ah guddoomiyah Hormuud Salaam Foundation.
Madal