Xaaladda magaalada Cawsweyne oo shalay ay weerar ku qaadeen maleeshiyaadka al-Shabaab ayaan sugnayn. Dhinaca kalena, waxaa ciidamada dawladdu ay Jimcihii qabsadeen magaalada Ceelbuur.
Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka ee Ceelbuur ku waraystay guddoomiyaha degmadaas Nuur Xasan Guutaale.
Madal