Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Hadliye oo ka hadlay qorshaha Soomaaliya ee ku biirista EAC?


EAC

Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa maanta si rasmi ah u billaabay hanaan lagu qiimaynayo in Soomaaliya ay diyaar u tahay inay ku biirto bulshada iyo in kale.

Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda ururkan billaabaya hanaan lagu xaqiijinayo inay Soomaaliya diiyaar u tahay inay xubin ka noqoto ururka.

Haddaba Jamala Axmed Cusmaan ayaa qorshahan iyo sida Soomaaliya ugu biiri karto ka waraystay Cabdisalaam Cumar Hadliye wasiirkii hore ee arrimaha dibedda ah ooh adda ah ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qabailsan ku biirista EAC.

Wareysi: Hadliye oo ka hadlay qorshaha Soomaaliya ee ku biirista EAC?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG