Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland


Cabdirisaaq Axmed Saciid
Cabdirisaaq Axmed Saciid

Waxaa magaalada Boosaaso ku sugan xubno ka tiran guddiga doorashooyinka Puntland, kuwaasi oo maalmihii lasoo dhaafay waday kulamo ay la yeelanayeen qaybaha dadweynaha.

Guddiga doorshada ayaa isu diyaarinaya inay diwaangelinta dadwaynaha ay ka billaabaan magaaladda Boosaaso iyo degmooyin kale sannadka cusub.

Weriyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa waraysi arrimahan kala yeelatay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland Cabdirisaaq Axmed Saciid. Waxayna uga waydiisay sida ay u socoto qabanqaabada diiwaangelinta iyo waxa u qabsoomay.

Wareysi: Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:53 0:00

XS
SM
MD
LG