Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiyaha gobolka Mudug oo dhacdadii Gaalkacyo ku eedeeyay wasiirka arrimaha dibedda 


Sanyare
Sanyare

Hal askari ayaa dhintay saddex kalana waa ay dhawacmeen, kuwaas oo uu ka mid ahaa taliye ku xigenkii qeybta booliska Gobalka Mudug dhanka Puntland Cabdisiciid Xuseen Jamac, Sida VOA ay u xaqijyeen saraakiil ka tirsan booliska.

Ciidamada booliska ayaa weerar ku qaday guri ay ku sugnayeen wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse iyo nabaddoono, waxaana sida ay wararku sheegayaan ku dhawacmay weerarka nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ahaa odayaal iyo siyaasiyiin shir ku lahaa halkaasi.

Wariyaheenna Cabdiwaaxid Macallin Isaaq ayaa arrimahan ka wareystay Guddoomiyaha Gobolka Mudug dhinaca Puntland Cabdiladiif Muuse San-yare.

Wareysi: Sanyare oo dhacdadii Gaalkacyo ku eedeeyay Wasiirka arrimaha dibada
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:48 0:00

XS
SM
MD
LG