Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Galmudug oo deegaanno horleh ka qabsatay Al-shabaab

Ciidamada dowladda oo dagaal ku jira
Ciidamada dowladda oo dagaal ku jira

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay ka qabsadeen deegaannada Shabeelow iyo Doonyaale oo ka tirsan gobolka Mudug kadib markii halkaasi ciidamadooda oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo saaxiibada caalamka oo cirka ka taageeraya ay dagaal kula galeen maleeshiyada Al-shabaab.

Wasiir Amniga ee Galmudug Maxamed Cabdi Gaboobe ayaa VOA-da uga warramay howlgalka kooxda Shabaab looga saaray deegaannadaasi oo oo ku dhowaad 15 sano ay ku suganaayeen, Cabdulqaadir Samakaab ayuu Khadka Telefonka uhu warramay.

GALMUDUG SECURIY MIN IV.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00

XS
SM
MD
LG