Dhuusamareeb —
Masuuliyiinta Galmudug ayaa walaac xooggan ka muujinaya xaaladaha bini’aadanimo ee ka jira deegaannadii dhowaan la xoreeyey iyo weliba dadkii ka barakacay deegaanadaas, sida Xarardheere, Galcad iyo Ceeldheer.
Haddaba weriyaha VOA ee Gaalkacayo Cabdiwaaxid Sheekh Isxaaq ayaa khadka telefoonka ku waraystay Agaasimaha Gar-gaarka Iyo Musiiboyinka ee Wasaaradda Gar-gaarka Galmudug Maxamed Cabdulaahi Cali Wardheere: