Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Fiqi oo faah-faahiyey wada-hadallada Qaahira


Soomaaliya iyo Masar
Soomaaliya iyo Masar

Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tegey magaalada Qaahira, halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay madaxda dalkaas.

Labada dal ayaa shalay kala saxiixday heshiisyo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya.

Booqashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa imaneysa xili uu dhawaan uun ka soo laabtey dalalka Ethiopia iyo Eretria oo ka hor uu booqdey.

Hadaba Falastiin Axmed Iimaan ayaa safarka madaxweynaha wax ka weydiisay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha.

Wareysi: Fiqi oo faah-faahiyey wada-hadallada Qaahira
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:22 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG