Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Doorashadii kursiga HOP60 oo la bogaadiyey


Shaatax
Shaatax

Waxaa xalay magaalada Gaalakacayo ka dhacay tartan adag oo loo galay kursiga HOP60 oo ay ku tartamayeen afar gabdhood.

Haddaba bulshada rayidka ayaa sheegay in doorashadii xalay ka dhacay Gaalkacyo ee kursiga HOP60 ay ahayd tusaale wanaagsan.

Guddoomiyaha bulshada rayidka Cismaan Muxyadiin Shaatax ayaa sheegtay in haddii loo kala baxo reeraha iyo guddiyada doorashada ay dhici karto doorasho lagu qanci karo.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Wareysi: Doorashadii kursiga HOP60 oo la bogaadiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00

XS
SM
MD
LG