Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Dhibaatooyinka qaraxyada ay ku hayaan Soomaaliya


Qarax
Qarax

Iyadoo maanta dunida laga xusayo maalinta ka wacyigelinta miinooyinka ayaa Qaramada Midoobay waxay sheegtay dhibaatada qaraxyadu ku hayaan dadka Soomaaliyeed.

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in sannadkii 2020, ay ku dhinteen ama ku dhaawacmeen 501 qof oo rayid ah qaraxyada awgood, halka sannadkan 2021 dadka ku dhintay iyo kuw aku dhaawacmay qaraxyada ay kor u kaceen ayna dhan yihiin 669.

Booliiska Soomaaliya ayaa iyaguna sheegay in inkastoo ay kordheen jaakadaha ay xirtaan dadka is qarxinaya in haddana ay hoos u dhaceen baabuurta ku xiran qaraxyada ee la dhigo waddooyinka.

Haaruun Macruuf ayaa goor sii horraysay dhibaatada qarxyada ka waraystay afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya gaashanale Cabdifataax Aadan Xasan.

Wareysi: Dhibaatooyinka qaraxyada ay ku hayaan Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:59 0:00

XS
SM
MD
LG