Jabuuti —
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Jabuuti Salaad Cali Jeelle, oo la hadlay idaacadda VOA, ayaa sheegay, inay sii kordhayso taageerada ay dalalka caalamku uu muujinayaan dagaalka ay Soomaaliya kula jirto kooxda al-Shabaab.
Salaad Cali Jeelle ayaa tilmaamay inay safaaraddiisa soo booqdaan danjirayaal kala duwan oo taageero iyo garab istaag u muujinaya hawlgallada socda.
Weriyaha VOA ee dalka Jabuuti Sagal Siciid Faarax ayaa waraysigan la yeelatay Danjire Salaad Cali Jeelle.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal