War Deg-Deg ah

Wareysi: Daacish iyo Al-Shabaab oo ku dagaallamay bariga Puntland 

Al-Shabab Al-Shabaab
Al-Shabab Al-Shabaab

Wararka ka imanaya bariga Puntland gaar ahaan degaannada hoos yimaada degmada Qandala ayaa sheegay inuu iska horimaad dhexmarayay maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Daacish maalmihii laoso dhaafay.

Dagaalladan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay guddoomiyaha degmada Qandala Axmed Yuusuf Maxamed.

Dagaallo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Daacish oo ka dhacay bariga Puntland

No media source currently available

XS
SM
MD
LG