Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Booliska Galmudug oo fuliyay howlgal amni


Ugu yaraan hal askri ayaa ku dhintay iska horimaad u dhexayay Ciidamada Booliska Galmudug Iyo malayshiyo hubaysan oo ka dhacay deegaanka Gadoon oo hoostaga degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud.

Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii booliska ay ku baxeen soo badbaadinta gaari xamuul ah oo maleeshiyadan ay dhaceen, kaas oo ay u kaxeyteen dhinaca Gadoon.

Gudomiyaha Gobalka Galgaduud ee Galmudug Cilmi Gabey ayaa VOA uga warramay dhacdadan iyo khasaaraha ka dhashay.

Wareysiga howlalka amni ee Galmudug.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG