Berbera —
Dhaqashada xoolaha la manaafacsado ee Soomaaliya ayaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha dalka. Geela ayaana ka mid ah xoolaha kuwooda laf-dhabarka u ah qaar badan oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed.
Dadka sida gaarka ah u yaqaanna dhaqashada geela waxay caan ku yihiin heesaha iyo gabayada loo tiriyo geela.
Haddaba, ahmiyadda heesaha geela ayuu wariyaha VOA-da Khadar Cakulle ka wareystay Suldan Cabdiraxman Xirsi oo ku xeeldheer dhaqashada geela kuna sugan deegaan miyi ah oo u dhexeeya Burco iyo Berbera.
Madal