Washington —
Maanta waxay 60 sano ku buuxdaa socodkii hoggaamiyayaashii madawga ahaa ee Maraykanka ay ku baannaanbaxeen magaalada Washington 28kii Ogosto 1963.
Banaanbaxaas ayaa lagu xasuustaa khudbadda taariikhiga ah ee “I have a dream” ama ‘Waxaan ku taamayaa” ee uu jeediyey hoggaamiyihii xuquuqda madaniga ah ee Maraykanka xilligaas Martin Luther King.
Haddaba maalintan taariikhiga ah ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraystay Professor Maxamed Mukhtaar oo taariikhda Afrika iyo Bariga Dhexe ka dhiga Jaamacadda Savannah State University ee gobolka Georgia.
Madal