WASHINGTON DC —
Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa dhowaanahan ka jiray dagaallo soo cusboonaaday, ayada oo maamulka magaalada uu marba u gacan galayey koox gaar ah.
Waxaa muddo sanad gudihiisa ay laba mar gacanta u gashay maleeshiyada Ururka Al-Shabaab, oo haddana ay dib uga qabsadeen cidiamada Amisom
Wariyeheenna Jacfar Kukay oo booqday magaalada ayaa warbixintan ku eegaya, wixii uu ku soo arkay Marka iyo sida ay xaaladeedu tahay..