Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Qaabka lagu soo dhisayo golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya


Xamza Cabdi Barre
Xamza Cabdi Barre

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa laga sugayaa ku dhowaaqista golaha cusub ee wasiirrada oo horey baarlamaanku ugu kordhiyeen ay waqtiga lagu soo dhisi lahaa.

Haddaba qaabka lagu soo dhisayo golaha wasiirada cusub waxaa warbixintan inooga soo diray weriyaha VOA ee Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste.

Warbixin: Qaabka lagu soo dhisayo golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00

XS
SM
MD
LG