Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan xukunka dilka ah ee lagu riday 'Dr. Fanax'


Dr Fanax
Dr Fanax

Maxkamadda Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku ridday nin lagu magacaabo Maxamed Cabdinuur Jiirow oo loo yaqaannay Dr. Fanax oo la sheegay in uusan aheyn dhaqtar sax ah, balse ka tirsanaa Al-shabaab oo xirfaddaan isku qarin jiray.

Waxaa lagu helay dembiyo isugu jiray dilal iyo hagidda qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Xukunkiisa ayaa waxa uu kusoo aaday xilli kiiskiisa aad looga hadlayay gudaha Soomaaliya, dowladduna ay dagaal adag hadda kula jirto kooxda Al-shabaab, warbixintaan arrintaan ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow..

Warbixinta xukunka dilka Dr. Fanax.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00

XS
SM
MD
LG