Boosaaso —
Deegaanno badan oo ka mid ah Puntland ayaa waxaa dhawaan markii ugu horreysay ka qabsoomay doorasho qof iyo cod ah oo ay dadka kusoo doorteen mudanayaasha golayaasha deegaanka. In ka badan 30 degmo ayay doorashadaasi ka dhacday.
Haddaba, xildhibaannada lasoo doortay maxay uga duwanaan karaan kuwii ay odayaasha dhaqanka soo magacaabi jireen?
Warbixintan waxaa Bosaaso kasoo diray, Yusuf Maxmud Yusuf.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal