Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan lagu weeraray magaalada Garoowe


Puntland Parliament
Puntland Parliament

Xildhibaan Dhaashane oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay inay xalay koox hubaysani ay ku weerartay gudaha magaalada Garoowe, xilli uu ku sii socday gurigiisa.

Weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka soo diray Garoowe.

Warbixin: Xildhibaan lagu weeraray Garoowe.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:20 0:00

Dhegaystayaal waxaa naga xasuusina, inaan la xidhiidhnay, laamaha ammaanka iyo dhinacyada kale ee xildhibaanku eedaha u jeediyey, hase ahaatee aanay noo suuro-gelin inaanu helno. Markasta oo ay noo suuro-gasho ayaan idinla socodsiinaynaa.

Madal

XS
SM
MD
LG