Boorama —
Shirkadaha ganacsiga ee Somaliland ayaa adeegyada ku shaqeeya Internetka iyo Teknolojiyada casriga ah kusoo bandhigay carwada Teknolojiyadda Somaliland oo maalintii shalay ahayd ka furantay magaaalada Boorama ee gobolka Awdal.
Haddaba warbixin faahfaahsan oo arrintaas la xiriirta waxaa magaalada Boorama kasoo diray wariyaha VOA-da Haashim Sheekh Cumar Good.