Garoowe —
Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in dowladiisa ay xogga saarayso dhanka dimuqraadiyadda iyo xisbiyada siyaasadda xilliga u dhimman xukumadiisa, wuxuuna hadalkan ka sheegay munasabadda sannadguurada 24aad oo xalay ka dhacday Magaalada Garoowe.
Nux Muse Birjeb ayaa warkaan Garowe kasoo diray.
Facebook Forum