Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo Kismaayo ka dhacay


Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa xalay fiidkii ka dhacay magaalada Kismaayo, waxaana lagu weeraray guri uu daganaa mid kamid ah masuuliyiinta maamulka Jubbaland.

Faafaahinta warkaasi waxaa kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:34 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG