Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaabkee ayay dowladdu shaqo abuur ugu sameyn kartaa dhallinyarada?


Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhallinyarada maalmo kadib markii la doortay 

Xilli hoggaan cusub loo doortay Soomaaliya ayaa dhalinyarada waddanku ay soo nooleeyeen dadaalkooda ku saabsan inay dawladda cusub qorshayaasheeda ku darto kuwo fursado iyo shaqooyin u abuuraya dhalinyarada.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Warbiixin ku saabsan qaabka ay dowladdu shaqo abuur ugu sameyn karto dhallinyarada
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:56 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG