Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Magaalada Baydhaba oo sameyneysa kobac dhaqaale


Baydhaba
Baydhaba

Hormar dhanka ganacsiga ahaa ayaa laga dareemayaa magaalada Baydhabo ee gobalka Bay, kadib markii qurba-joog dalka dib ugu laabtay ay maalgashadeen xarumo ganacsi oo kala duwan oo laga hirgaliyay magaalada, sida uu ku soo warramayo wariyaha VOA-da ee magaalada Baydhaba Muqtaar Maxamed Catoosh.

BAIDOA BUSINESS GROWTH
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG