Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiriir noocee ah ayaa ka dhexeeya abaaraha iyo deegaameynta dhulka daaqsinta ah?


Degaanada Hirshabelle waxaa lagu tiraa dhul aad ugu wanaagsan dhanka daaqa xoolaha iyo wax soo saarka beeraha, laakiin sannadahan dambe dhulkii daaqsinta waxaa loo badalay qeyb degaan laga dhigto iyo qeybo kale oo beero loo beddelay.

Taasina waxay keentay inay meesha ka baxaan dhulkii daaqsinka, waxaana dadkii xoola-dhaqatada ahaa in markii ay xoolahooda daaqsin u waayeen iyaguna noqday barakacayaal usoo hayaama dhinaca magaalooyinka.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Xiriirka noocee ah ayaa ka dhexeeya abaaraha iyo deegaameynta dhulka daaqa?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00

XS
SM
MD
LG