Muqdisho —
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta isku shaandhayn kooban ku sameeyey kuraas ka mid ah golaha wasiirrada. Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ayuu magacaabay Axmed Macallin Fiqi oo hore u ahaa wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta, halka jagadii laga wareejiyey loo magacaabay Cali Yuusuf Cali Xoosh.
Warbixintan waxaa Muqdishu inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Madal