Iyada oo ay sii kordhayso saameeynta abaarta ee ka dhalatay is-beddelka cimilada iyo qiimaha cuntada oo sarreeya oo uu uga sii daray dagaalka Ukraine ayaa bangiyo cuntada soo baxayeen, si ay xal ugu helaan gaajada iyo saboolnimada Afrika.
Koox aan macaash doon ahayn oo ku sugan magaalada Nairobi iyo Bangiga cuntada Kenya, ayaa in ka badan 500,000 kiiloo -garaam oo cunto ah u qaybiyay sannadkii hore qoysas gaajaysan.
Mohammed Yusuf ayaa warbixintan kasoo diray Nairobi, Ibrahim Hassan Daandurey ayaa soo jeedinaya.
Madal