Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan dibadbaxyado ay sameeyeen taageerayaasha Sheegoow


Muqdisho
Muqdisho

Magaalada Muqdishu waxaa meelo ka mid ah ka dhacay bannaanbax ay dhigeen taageerayaasha sarkaal ay booliisku sheegeen inuu horey uga tirsanaan jiray ciidanka xoogga dalka oo shalay ay qabteen ciidamada amnigu kadib iska horimaad dhexmaray ciidanka iyo maleeshiyadiisa.

Booliiska ayaa sheegay in sarkaalkaasi uu halis geliyey amniga, hase yeeshee taageerayaashiisa ayaa sheegay in loola dhaqmay si aan caddaalad ahayn, waxayna dalbanayaan in la sii daayo.

Warbixintan waxaa Muqdishu kaoso diray Xasan Kaafi Qoyste.

Madal

XS
SM
MD
LG