Wajaale —
Xubno ka mid ah ganacsatadii Suuqii gubtay ee degmada Wajaale ee Somaliland iyo qaar ka mid ah khubarada aqoonta u leh dabka ayaa VOA uga warramay xaaladihii u danbeeyey gubashada suuqan.
Warkan waxaa Wajaale ka soo diray Khadar Maxamed Cakule
Madal