Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey safarka madaxweyne Xasan ee Jubaland


Xasan Sheekh Jubaland
Xasan Sheekh Jubaland

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose waxaa maalintii saddexaad ku sugan madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud.

Madaxweynaha ayaa halkaasi u jooga arrimo ay ka mid yihiin xalinta khilaafka mudada saddexda sano ka badan ka oogan Gedo, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, xaqiijinta Jubaland heshiis ah, iyo fidinta gogol midaysa dadka Jubooyinka.

Haddaba, wararkii ugu dambeeyay ee joogitaanka madaxweynaha ee Kismaayo waxaa warbixintan kasoo diray wariyaha VOA-da Aaden Maxamed Salaad.

Wararkii ugu dambeeyey safarka madaxweyne Xasan ee Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00

XS
SM
MD
LG