Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey howlgallada ka socda Galmudug


Ciidamada dowladda
Ciidamada dowladda

Waxaa weli socda hawlgallada ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ay ka wadaan deegaano ka mid ah maamul goboleedka Galmudug.

Mas’uuliyiinta dawladda ayaa sheegay inay qabsadeen Wabxo iyo Cawsweyne, balse bartilmaameedka ugu weyn uu yahay magaalooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri.

Haddaba waxaa mas’uuliyiinta hawlgalladan la socota ka mid ah Nuur Xasan Guutaale oo dawladda Soomaaliya ugu magacaaban magaalada Ceelbuur.

Waxa uu wararkii ugu dambeeyey uga warramay weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Wararkii ugu dambeeyey howlgallada ka socda Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG