Laascaanood —
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay xaaladu kasoo yara qabowday sidii ay aheyd maalmihii ka horreeyey, islamarkaana uu yaraaday culeyskii bahda caafimaadka ka haystay dhaawacyada lasoo gaarisiinayo.
Magaalada ayaa waxaa maalmo kahor ka dhacay dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kooxo hubeysa oo deegaanka kasoo jeeda, kuwaas oo dhaliyey khasaare nafeed oo xooggan.
Wariyaha VOA-da Cabdikariim Olol ayaa warbixintan ka soo diray Laas Caanood.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available