Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka ka furmaya Laascaanood


Laascaanood

Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa degen, iyadoo isha lagu hayo shir ay qabanayaan odoyaasha dhaqanka ee deeggaanka, kuwaasi oo go’aanno ka soo saari doono xiriirka Laascaanood iyo Somaliland.

Dhinaca kale, waxaa iyaguna gudaha magaalada Laascaanood ku sugan mas’uuliyinta Somaliland ee deegaanka ka soo jeeda oo uu ku jiro afhayeenka baarlamaanka Somaliland.

Warbixintan waxaa Laascaanood ka soo diray Cabdikariim Olol.

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka ka furmaya Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00

XS
SM
MD
LG