Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee kulanada ka socda Baydhabo ee xallinta khilaafka KG iyo RW Rooble


Wefti uu hoggaaminayo madaxweynaha Galmudug oo Baydhabo u jooga, xallinta khilaafka u dhexeeya RW Rooble iyo KG

BAYDHABO - Magaalada Baydhaba waxaa wali ka socda wadahadallo u dhaxeeya madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafka soo kala dhex-galay maamulka Koonfur-Galbeed iyo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya ee ku aaddan xildhibaannada uu guddiga doorashadu sheegay in dib loogu noqonayo tartankooda, hase ahaatee arrintaas waxaa ka hor yimi maamulka Koonfur Galbeed.

Weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ku eegaya wadahadalada ka socda baydhabo iyo halka ay marayaan.

Warbixinta Baydhabo
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:28 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG