Baydhaba —
Wararkii ugu dambeeyey ee ka imanaya gobalka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dawladda ay iska difaaceen weerar kale oo uga yimid maleeshiyaadka Al-Shabaab oo mar kale soo weeraray deegaanka Goofgaduud.
Waa markii saddexaad ee al-Shabaab ay soo weerarto Goofguduud maalmo gudahood.
Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Madal