Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka Al-Shabaab ee xuduudda Itoobiya


Dagaal culus ayaa Arbacadii shalay ka dhacay xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya, kadib markii maleeshiyada Al-shabaab ay weerar saddex jiho ah ku qaadeen laba oo ku yaalla xuduuda Itoobiya.

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkaasi waxaa warbixint kasoo diray wariyaha VOA Mukhtaar M. Catoosh.

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka Al-shabaab.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:13 0:00

XS
SM
MD
LG