Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka dib u heshiisiinta Koofur Galbeed


Shirka Baydhabo
Shirka Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirkii dib u heshiisiinta ee u dhexeeyey maamulka K Galbeed iyo qaar ka tirsan siyaasiyiinta ismaamulkaas.

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Laftagareen ayaa ka hadlay muhiimadda shirka iyo in aragtiyada la isku soo dhaweeyo sida uu warbixintan ku eegayo wariyaha VOAda ee Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Baydhabo.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

XS
SM
MD
LG