Doha —
Xulka Kubadda Cagta Argentina ayaa soo gaaray kama-dambeysta Koobka Adduunka ee ka socda waddanka Qadar, kadib markii ay shalay 3-0 uga badiyeen waddanka Croatia oo afar sano kahor Faransiisku ka qaaday Koobkan.
Maanta oo Arbaco ah, waxaa foodda is daraya xulka Morocco iyo xulka difaacanaya koobka ee France.
Haddaba, wararkii ugu dambeeyay ee Koobka Adduunka waxaa inoo haya Nuur Xasan Nuur.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available