Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Koobka Adduunka: Messi iyo Argentina oo gudbaya


Waxaa maanta la ciyaariyaa kulamada saddexaad ee groupyada E iyo F, oo ah kuwii ugu dambeeyay qeybahan, waxaana qeybta E ciyaar adag isaga hor imaan doona Costa Rica iyo Germany, halka Spain ay foodda dari doonto Japan.

Qeybta F, Canada oo xaqiiqsatay inay ka hartay Koobka Adduunka ayaa la ciyaaro doonta xulka Marocco, halka Belgium iyo Coroatia is arki doonaan.

Wararkii ugu dambeeyay ee Koobka Adduunka waxaa inoo haya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).

Wararkii ugu dambeeyay ee Koobka Addunka.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:30 0:00

XS
SM
MD
LG