Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ka hadashay qasaaraha ka dhashay roobabka xilliga deyrta, iyadoo sheegtay in saameynta isbedelka cimilada aduunka ay kedisay Soomaaliya oo aan diyaar u aheyn awoodna u laheyn.
Dowladdu waxay sheegtay in daadadka ku fatahay magaalooyin iyo tuulooyin badan oo dalka ah ay burburiyeen kaabayaashii dhaqaalaha sida jidadka iyo buundooyin.
Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOAda Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.
Madal