Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee guddiyada doorashada iyo diiwan-gelinta xisbiyada Somaliland


Golaha Wakiilada Somaliland

Guddiga diiwaan-gelinta ururada siyaasadda Somaliland ayaa shaaciyay in 27-ka bishan June ay furantahay is diiwaan-galintii ururadu, iyadoo dhinaca kalena mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ay ansixiyay xubnihii guddiga doorashooyinka, halka qaarna dib loo celiyay.

Sagal Mustafe Hassan Nuur ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG