Paris —
Dadweynaha Faransiiska ayaa berri oo Axad ah u dareeraya goobaha cod bixinta, wareeggii ugu dambeeyay ee doorashada madaxtinimada, iyadoo hoggaamiyaha midigta fog ee Marine Le Pen ay dhowr dhibcood ka hooseyso madaxweynaha hadda talada haya ee Emmanuel Macron.
Sida uu kusoo warramayo wariyaha VOA-da Henry Ridgwell, guusha Le Pen waxay saameyn weyn ku yeelan doontaa amniga Yurub oo maraya waqti xasaasi ah, ka dib duullaankii Ruushka ee Ukraine,
Faahfaahinta warkan waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.