Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Macron iyo Le Pen oo olole xooggan billaabay


Le Pen ( bidix) iyo Macron

Madaxweynaha Faransiiska ayaa dar dar geliyey ololihiisa doorashada isaga oo si toos ah u wajahaya murashaxa mididgta fog Marine Le Pen.

Macron ayaa booqashadiisii ugu horeysay ku tegey magaalada Denain oo ku taalla Waqooyiga dalkaas ayna ku xoog badan tahay Le Pen.

Warbixin ku saabsan wararkii ugu danbeeyey ee doorashada waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da Qaarada yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Macron iyo Le Pen oo olole xooggan billaabay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG