Kismaayo —
Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa dagmada Afmadoow ka billaabay qorshaha labaad ee howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab oo ay ka wadaan Jubada Hoose, waxaanay sheegeen in Dagmada Afmadoow ay noqoneyso xarunta abaabulka howlgallada Jubbooyinka,
Faah-faahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad .
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available