Muqdisho —
Magaalada Muqdisho oo saakay lagu wado inay ka qabsoonto doorashada madaxweynaha waxaa xalay ka dhaqan-galay bandow lagusoo rogay, ma jiro dhaqdhaqaaq ganacsi oo ka jira caasimadda, dadkuna waxay guryahooda kala socdaan arrimaha doorashada.
Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ino soo diray.